Xildhibaan Fiqi: “Shaqadii Gabre, iyadoo bilaa Gabre ah ayey dalka ka socotaa”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamanka Somalia ee ku kacsan dowlada Farmaajo ayaa sheegay in shaqadii Gabre ay dalka ka socoto iyadoo Gabre la’aan ah, isagoo dhinaca kale isbarbar dhig ku sameeyey faragelinta Itoobiya xiligii dowladii Xasan Shiikh iyo hadda. Hoos ka akhriso qoraal uu xildhibaan Fiqi soo dhigay baraha bulshada oo arintan … Continue reading Xildhibaan Fiqi: “Shaqadii Gabre, iyadoo bilaa Gabre ah ayey dalka ka socotaa”